Saturday, December 26, 2009

Xaalka Dawladda Darwiishland

Xaggay ku danbaysay Dawladii Daraawiishtu? Maxayna kala kulmeen degaannadoodii markay dib ugu laabtee?
Waa su'aalo runtii mudan in la is weydiiyo, balse dad badani ay ka hurdaan.
Maadaama aynan jirin saxaafad si gaar ah uga warranta xaalka dawladda, oo aan inta badan la shaacin halka ay wax marayaan, waxaan ka codsanaynaa dhallinta reer Sool, Sanaag, iyo Cayn in ay warbixin kooban naga siiyaan halka wax marayaan.

Mahadsanidin,.