Saturday, December 26, 2009

Sidee ayaad u aragtaa calanka cusub ee Puntland?

Dowlad goboleedka Puntland ee Soomaaliya, waxa uu hore u haysan jiray calankii dowladda dhexe ee Soomaaliya. Ka dib wada tashi dheer oo ay sameeyeen madaxda maamulkaasi waxaa go'aan rasmi ah lagu gaaray in la sameeyo calan cusub oo u yeesho maamulka Puntland.
Calanka cusub ee Puntland oo ah mi aad uga duwan calanka qaranka Soomaaliya ayaan faahfaahin dheeraad ah laga bixin macnaha ka danbeeya calaamadihiisa kala duwan.
Hadaba adigu sidee ayaad u aragtaa calankan cusub ee laga taagay ciidda Soomaaliya?